Shan Dowladood oo ka shiray Xaalada Soomaaliya oo War Wadajir ah soo saaray (Akhriso)

Wakiilo ka kala socda Soomaaliya, Qatar, Imaaraatka carabta, Turkiga, Britain iyo Mareykanka ayaa  shalay oo isniin ah  kulankoodii seddexaad ku qaatay magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qadar, waxayna ka wadahadleen xaaladda Soomaaliya, si gaar arrimaha amniga, siyaasadda iyo bani’aadminimada Saaxibaadan kulmay waxa ay hoostaga ka xariiqeen in dowladda dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku taageerayaan horumarka … Continue reading Shan Dowladood oo ka shiray Xaalada Soomaaliya oo War Wadajir ah soo saaray (Akhriso)